Afgaanistaan: Farqiga u dhaxeeya Taalibaan iyo kooxda cusub ee laf dhuungashay ku noqotay
Urarrada Taalibaan iyo ISIS ayaa labaduba ah laba kooxood oo Suniyiin xagjir Islaami ah, waxaana ay doonayaan inay dhisaan dalal lagu dhaqo shareecada Islaamka oo cad, waxaana ay diyaar u yihiin inay si cunfi ah ujeedkoodaas ku meel mariyaan.