Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u dii

Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka?


Hubka casriga ah: Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka?
24 Luulyo 2021, 07:11 EAT
Waa la cusbooneysiiyay 24 Luulyo 2021, 13:27 EAT
Xigashada Sawirka, SERGEI KARPUKHIN
Maalintii Talaadada, taliska militariga Ruushka ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa madaxweyne Vladamir Putin ku daah furay diyaarad cusub oo nooceedu yahay Sukhoi, taasoo lagu magacaabay "Checkmate".
Xogta ku saabsan naqshadda iyo awoodda diyaaraddan dagaal oo jiilka shanaad ah ayaa lagu soo bandhigay xaflad ka dhacday duleedka magaalada Moscow.
Khubarada ku xeel dheer diyaaradaha dagaalka ayaa diyaaraddan cusub ee uu Ruushka sameystay ku qeexay mid la tartameysa diyaaradda ay heystaan militariga Mareykanka ee lagu magacaabo F-35, taasoo waddamo badan laga hor taagnaa.

Related Keywords

Moscow , Moskva , Russia , India , Argentina , Pakistan , Russian , , Quote Pictured , Day Tuesday , Airport New , Plane New , For The Company , Monday Image , மாஸ்கோ , மோசிக்குவா , ரஷ்யா , இந்தியா , அர்ஜெண்டினா , பாக்கிஸ்தான் , ரஷ்ய , நாள் செவ்வாய் , விமான புதியது , திங்கட்கிழமை படம் ,

© 2025 Vimarsana