Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Aaron Muhammad Does News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Aaron Muhammad Does. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Aaron Muhammad Does Today - Breaking & Trending Today

Gobol shareecada Islaamka looga dhaqmo oo mamnuucay Boombalada bini'adanka loo eekeeysiiyay - Vimarsana News

Gobol shareecada Islaamka looga dhaqmo oo mamnuucay Boombalada bini'adanka loo eekeeysiiyay

Gobol shareecada Islaamka looga dhaqmo oo mamnuucay Boombalada bini'adanka loo eekeeysiiyay 2 Luulyo 2021, 05:35 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Boombalada sida bini'adamnka loo suureeyay ee dharka lagu xayeesiiyo gaar ahaan kuwa dumarka laga matalay ayaa waxaa laga mamnuucay gobol ku yaalla waqooyihga Nigeria ka dib marki ay maamulka sheegeen in ka soo horjeeddo shareecada Islaamka. Boombalooyinka noocyadaas oo kale ah ayaa "sidoo kale mas'uul ka ah fikradaha anshax darrada ah ee ka dhex dhaca qaar ka mid ah dadweynaha", sida uu sheegay madaxa booliiska arrimaha diinta ee gobolka Kano, e...

Source: bbc.com