Aragga ayuu la'yahay balse waa sawir qaade caan ah
Sawirqaade Cabdi aragga ayuu naafa ka yahay, sawirrada uu qaadana waxa uu uga qiyaas qaataa shanqarta ama codka dhagahiisa soo gaaraya taas oo u suuragelisay inuu qaado sawirro aan la maleysan karin.
Source: bbc.com