Live Breaking News & Updates on Committee Rights Human
Stay updated with breaking news from Committee rights human. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.
Guddiga Xaquuqul Insaanka Itoobiya iyo dowladda Abiy Axmed oo ku kala aragti duwan xaaladda Tigray 4 Luulyo 2021, 06:08 EAT Xigashada Sawirka, AFP Guddiga Xuquuqul Insaanka dalka Itoobiya ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin deg deg ah si loo xaqiijiyo badqabka dadka rayidka ahi ee ku nool waqooyiga gobolka Tigreeda, halkaasi oo colaad siddeed bilood socotay ay sababtay in boqolaal kun oo qof ay macluul ku habsato. Guddigani madaxa bannaan balse ay dowladda Itoobiya soo magacawday ayaa ku baaqday in la helo macluumaad dheeri ah oo ku saabsan xaaladda amniga iyo tan bani aadamnimada ee haatan ka tirta deegaankaasi Hadalkan ka soo yeeray Guddiga Xuquuqul Insaanka Itoobiya ayaa u muuqda mid ka soo horjeeda mowqifka dowladda dhexe ay ka taagan tahay xaaladda gobolka Tigray oo dhawaan uun ay inta badan la wareegeen maleeshiyaadka daacadda u ah ururka TPLF. ....