Taliye Odawaa oo ka hadlay howlgal Ciidanka DANAB ku burburiyeen Saldhig weyn
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB ayaa xalay degaanka Buqa-qable ee Gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraa
Source: radiodalsan.com