Ra'isulwasaarihii Japan ee uu maydkiisa xooray Maraykanka
Dambaska maydka ra'isal wasaarihii Japan ee waagii Dagaalkii Labaad ee dunida ayaa lagu saydhiyey badweynta Pacifiga markii la dilay ka dib sida ay muujiyeen dukumentyo Maraykan.
Source: bbc.com