Golaha wasiirrada Faransiiska oo taageeray sharci wax looga qabanayo xagjirnimada
Hindise-sharciyeedkan ayaa la dedejiyay kaddib weerarro is xigxiga oo ka dhacay Faransiiska. Hase yeeshee wuxuu sharcigan cambaareyn kala kulmay gudaha Faransiiska iyo dibaddaba.
Source: bbc.com