Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Smith Hussein News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Smith Hussein. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Smith Hussein Today - Breaking & Trending Today

Maxay yihiin magaalooyiinka qaddiimiga ah ee laga helay Puntland? - Vimarsana News

Maxay yihiin magaalooyiinka qaddiimiga ah ee laga helay Puntland?

Maxay yihiin magaalooyiinka qaddiimiga ah ee laga helay Puntland? 14 Luulyo 2021, 07:36 EAT Xigashada Sawirka, . Saciid Shiidaad Xuseen Waxaa xalay magaalada Garowe lagu soo bandhigay Cilmi-baaris cusub oo lagu ogaaday magaalooyin qarniyo hore jiri jiray oo halkaasi ku yaalla. Bandhigan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Xarunta Cilmi-baarista Puntland ee PDRC. Saddexdan magaalo oo qarniyo ka hor jiray ayaa laga heley gobolka Nugaal kuwaas oo lagu kala magacaabo Xundhurgaal, Xabgaal iyo Xananley. Cilmi-baaristan ayaa waxaa sameeyay aqoonyahan Saciid Shiidaad Xuseen, oo sheegay in muddo uu ku ho...

Source: bbc.com