📰 Quote Pictured News
Quote Pictured News Today
Fast, Ad-Free News Updates
Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Real-time updates on events, politics, business and more.
September 14, 2022
Arrimaha ugu waaweyn ee uu Madaxweyne Ruto u ballan-qaaday shacabka
September 14, 2022
Cilmi-baaristan ayaa lagu ogaaday jawaabta su'aal muddo badan la isweydiinayay.
September 14, 2022
'Arrin ay Al-Shabaab igu sameysay ayaa igu kallifty in anigoo 77 jir ah aan qaato qori weyn'
September 14, 2022
Hoggaamiyaha dalka Shiinaha Xi Jinping iyo madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa ka wadahadli doona dagaalka Ukraine.
September 14, 2022
Mareykanka ayaa Ruushka ku eedeeyay in si qarsoodi ah uu in ka badan 300 malyan oo doolar ugu bixiyay si uu saameyn ugu yeesho dalal dhowr ah.
September 14, 2022
Maxaa u qorsheysan macallin dugsigii wasiirka noqday ee dhowaan is casilay?
September 30, 2021
Ninkan ayaa sheegay inuu "boqolkiiba boqol hubo" in walaashiis lala tagi doono bisha soo socota taasina ay walbahaar weyn ku hayso.
September 29, 2021
Sida Aar Maanta uu u barayaa carruurta Minneapolis inay ku heesaan Af -Soomaaliga iyo inay bartaan dhaqankooda.
September 29, 2021
Lionel Messi ayaa kooxda Paris St-Germain si qurux badan ugu dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay xilli ay kooxda Manchester City ku garaaceen koobka Champions League.
September 16, 2021
Sawirro geel laga qoray dhadhaabo buureed oo ku yaal Sucuudiga ayaa la qabaa in ay yihiin kuwa ugu da'da weyn ee sawirro aadame dhagaxaan ka qoro dunida ah, sida lagu sheegay daraasad soo baxday.