📰 Quote Pictured News
Page 2 - Quote Pictured News Today
Fast, Ad-Free News Updates
Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Real-time updates on events, politics, business and more.
September 16, 2021
Dagaalka wuxuu salka ku hayay muran dhanka dhulka ah, sida uu sheegay afhayeenka booliska.
August 29, 2021
Hooyadaan waxaa safarkeeda ku wehliyay ninkeeda iyo laba carruur ah oo ay dhashay.
August 29, 2021
Taalibaanku marka ay la wareegeen Afqaanistaan waxay dhexleen hub kala duwan oo uu lahaa milatariga burburay ee Afqaanistaan
August 29, 2021
Arrintaan ayaa deegaanka muran ka dhalisay inkasta oo dadka qaar soo dhaweeyeen.
August 29, 2021
Shukria Barakzai maalintii 15 Ogost waxay u ahayd sida iska maalin Axad ah oo kale. Waa Saxafiyad iyo siyaasi caan ah oo hore u noqotay xildhibaan iyo safiir dalkeeda u fadhiya Norway oo markeeda hore ba waxay ahayd qof safar badan.
August 29, 2021
Koox cilmi-baadheyaal taariikhda qadiimka ah oo ka tirsan Jaamacadda Al-Mansuura ee dalka Masar, ayaa helay qalfoof cusub oo ah nooc ka mid ah nibiriyo ahaan jiray barri-biyood oo noolaa 43 milyan oo sannadood ka hor.
August 29, 2021
Iyadoo jirta 74 sano, ayaa Agnes Sithole waxay geesiyad u noqotay haweenka madow ee ku nool Koofur Afrika kaddib markii ay ku guuleysatay kiis maxkamadeed, kaas oo billowdya kaddib markii ninkeeda ay 50 sano ku dhowaad is qabeen uu isku dayay inuu iibiyo gurigooda.
August 28, 2021
Dadkii ka badbaaday ayaa ka hadlay argagaxooda kadib markii qaraxyo mataano ah lala beegsaday dad badan oo bannaanka garoonka diyaaradaha ee Kabul ku sugayay daadgureynta.
August 28, 2021
Sayed Sadaat wuxuu ahaa wasiirkii warfaafinta Afghanistan kahor inta uusan u cararin Jarmalka bishii December isagoo doonayay mustaqbal fiican. Hadda wuxuu ku nool yahay magaalada bariga Jarmalka ku taalla ee Leipzig isagoo baaskiil ku shaqeysta.
August 28, 2021
Guddi cafis fididn oo loo saaray kiiska sii dyenta Sirhan Sirhan, balse go'aanka wuxuu haatan la yaallaa barasaabka California.