📰 Quote Pictured News
Page 4 - Quote Pictured News Today
Fast, Ad-Free News Updates
Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Real-time updates on events, politics, business and more.
August 22, 2021
Diyaarado khaas ah ayaa buuxiyay dhabaha diyaaraduhu ka haadaan ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Kano ee woqooyiga Nigeria iyadoo xubno ka tirsan madaxda dalka Nigeria iyo kuwa Galbeedka Afrika ay u duuleen arooska wiilka madaxweynaha iyo gabadha hoggaamiye diineed iyo dhaqan caan ah.
August 21, 2021
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay gargaarka bani'aadanimo ee loogu talagalay dadka tabaaleysan ee ay colaaddu ku saameysay gobolka Tigreeda.
August 21, 2021
Haddii aadan hore u aqoon dhammaan goobahan halista ah ee adduunka dacalladiisa ku yaalla, isla markaana ay kuu qorsheysan tahay inaad midkood booqato, waxaad u baahan tahay inaad beddesho qorshahaaga, maaddaama tobankan meelood ee soo socda ay yihiin kuwa ugu halista badan dunida.
August 21, 2021
Imaaraatka Carabta ayaa magangalyo bani'aadannimo siiyay Madaxweyne Ashraf Ghani, oo ka qaxay Afghanistan.
August 19, 2021
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa magangalyo ka helay Imaaraadka Carabta, sida ay baahiyeen dalkan khaliijku.
August 17, 2021
Dhaqaalo intee dhan ayaa ku baxay hawgalka milateri ee Afghanistan ka socday labaatankii sano ee la soo dhaafay?
August 15, 2021
Haweeneydan ka tirsan xisbiga Dimuqraaddiga ayaa xilkan la wareegeysa kaddib markii Andrew Cuomo uu is casilay markii loo jeediyay eedeymo la xiriira tacaddiyo jinsiyadeed.
August 15, 2021
Ciidammada ammaanka ee Afgaanistaan ayaa waxa ay ka badan yihiin 300,000, kuwaas oo ah inta diiwaanka ku jirta. Ciidammadaasna waxa ay isugu jiraan milateriga Afgaanistaan, ciidammada cirka iyo booliskaba.
August 15, 2021
Cabdirashiid Xasan Cabdinuur,(Janan) ayaa beeniyay warar soo baxayay maalmihii u dambeeyay oo ku saabsanaa in uu baxsad ku jiro.
August 15, 2021
8 sano ka hor maanta oo kale ayuu geeriyooday, balse wuxuu taabtay nolosha malaayiin sabool ku nool Afrika.