Biggest News Aggregation in the World
📰 Quote Pictured News

Page 6 - Quote Pictured News Today

Fast, Ad-Free News Updates

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Real-time updates on events, politics, business and more.

Ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarradii 11-kii Sebteembar oo diidan in Biden uu xuska sanadkan ka qeybgalo

Ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarradii 11 -kii Sebteembar 2001 lagu qaaday Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweyne Joe Biden in uusan ka qeybgalin munaasabadaha xuska weerarkaasi ilaa iyo inta uu ka oggolaanayo in shacabka loo soo bandhigo xogta sirta ah eel aga hayo weerarkaasi.
Saudi Arabia United States George Bush Center Defencea It Yeara Branch Office Saudi Arabia
Source: bbc.com

Weerarkii Markabka Shidaalka: 'Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka'

Weerarkii Markabka Shidaalka: Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka 7 Saacadood ka hor Ilaalada Ingiriiska ee maraakiibta ka ilaaliya in la weeraro Waxaa sii xoogeysanaya carada ka dhalatay weerarkii lagu qaaday markab shidaal oo dalalka reer Galbeedka ay ku eedeynayaan Iiraan, inkastoo ay Tehran iska fogeysay masuuliyaddiisa. Safiirro dhowr ah ayaa looga yeeray wasaaradaha Arrimaha Dibadda, halka ay isasoo tarayaan hanjabaadaha ku aaddan in jawaab laga bixin doono fal...
United Kingdom Office Ministry Issues Vessel Oil Ministry Issues Council Security In United Nations He Attack Vessel Oil
Source: bbc.com

Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus?

Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus? 4 Agoosto 2021, 10:55 EAT Xigashada Sawirka, Reuters Xiisadaha ka taagan Qudus ayaa cirka isku shareeray horraantii sanadkan Maxkamadda ugu sarraysa Israaiil ayaa waxa ay ka baaraandagaysaa kiis sharci oo muhiim ah oo ay ku lug leeyihiin Falastiiniyiin wajahaya inay lumiyaan guryahooda ku yaal magaalada Qudus oo ay ku nool muddo tobannaan sanadood ah. Halka ay ku dambayn doonto xaaladda qoysaska aagga Sheekh Jarrah iyo kuwa ka...
United States What The Palestinians Quote Pictured Organizations The Jews Kingdom Jordan People The Jews
Source: bbc.com

Stay Updated with Latest News

Get breaking news updates delivered to your inbox

Browse All News →

Maraykanka oo darawalo ka dhoofsanaya Koonfur Afrika

Maraykanka oo darawalo ka dhoofsanaya Koonfur Afrika 4 Agoosto 2021, 10:00 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Darawal Koonfur Afrika Shirkadaha Maraykanka ayaa raadinaya wadayaasha gaadiidka masaafada dheer ama gaadiidka xamuulka, kadib darawalo yaraan soo food saartay dalkaasi. Maadaamaa wadayaasha Koonfur Afrika ay ku hadlaan Ingiriiska, waxaa aad u sahlanaan doonta in ay si dhaqsiyaha ah ku helaan shatiga wadista baabuurta. Iyada oo sanadihii lasoo dhaafay ay jirtay darawal yaraan, ayaa h...
South Africa South Africa One Hour Driver South Africa Quote Pictured
Source: bbc.com

Waxyaabo guriga kuu yaalla oo naftaada khatar gelin kara

Waxyaabo guriga kuu yaalla oo naftaada khatar gelin kara 4 Agoosto 2021, 07:58 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Halka aad ku nooshahay waa inay ahaataa meel ammaan ah marka loo eego goobaha kale. Taasina waa sababta loo hubiyo in gurigu ammaan yahay si loo ilaaliyo badqabka dadka ku nool. Laga soo bilaabo daaqadaha, albaabbada, derbiyada dhaadheer, xarkaha korontada, kaamirooyinka qarsoon ee CCTV iyo xitaa waardiyeyaasha. Si aan u ilaalinno nafteenna, waxaan inta badan ka fekernaa khatarta i...
Quote Pictured Most First
Source: bbc.com

Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa isagoo ka jawaabaya codsiga shacabka

Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa isagoo ka jawaabaya codsiga shacabka 26 Luulyo 2021, 06:19 EAT Xigashada Sawirka, Reuters Dibadbaxayaasha magaalada Tunis Madaxweynaha Tunisia ayaa shaqada ka ceyriyay raisul wasaaraha, isla markaana kala diray baarlamaanka, kadib mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay guud ahaan wadanka. Kumannaan kun oo mudaaharaadayaal ah, oo ka careysan qaabka khaldan ee dowladda u maamushay xanuunka Covid-19, ayaa soo buux ...
Parliament Country One Hour Quote Pictured President Tunisia Spring Tunisia Spring Arab
Source: bbc.com

Nin hore ugu jeesjeesay tallaalka Covid 19 oo isla xanuunkii u dhintay

Coronavirus: Ninkii ku jeesjeesay tallaalka Covid-19 oo isla xanuunkii u dhintay 25 Luulyo 2021, 07:53 EAT Xigashada Sawirka, CBS Stephen Harmon ayaa loo diwaan geliyey in uu u dhintay Covid-19 Nin reer Kaliforniya ah oo ku jeesjeesay talaalka Covid-19 ee baraha bulshada ayaa dhintay kadib dagaal socday muddo bil ah oo uu kula jiray viruska. Stephen Harmon, oo xubin ka ahaa Hillsong megachurch, waxa uu si weyn uga soo horjeeday tallaalada, isagoo taxanayaal kaftan ah ka sameeyay inaanad qaadan ...
Quote Pictured Book Holy
Source: bbc.com

Taalibaan: 'Haddii nabad la rabo madaxweynaha Afghanistan ha iscasilo'

Taalibaan: Haddii nabad la rabo madaxweynaha Afghanistan ha iscasilo 25 Luulyo 2021, 05:55 EAT Xigashada Sawirka, REUTERS/Tatyana Makeyeva Qoraalka sawirka, Afhayeenka ururka Taalibaan Suhail Shaheen Ururka Taalibaan ayaa sheegay iney dooneyn talada dalka Afghanistan iney xoog ku marookistaan, waxayna carrabka ku dhufteen iney marnaba suuragalayn nabad dalkaasi ka hanaqaado ilaa dowlad ku meel gaar ah la dhiso madaxweyne Ashraf Ghani-na xilka laga qaado. Afhayeenka Ururka Taalibaan Suhail Shah...
Ba Abdullah Organization Taliban Weapons Speaker Organization Taliban Organization Taliban One Hour Quote Pictured
Source: bbc.com

Explore More Categories

World News India News Business Technology Sports Entertainment Health Science