Biggest News Aggregation in the World
📰 Quote Pictured News

Page 8 - Quote Pictured News Today

Fast, Ad-Free News Updates

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Real-time updates on events, politics, business and more.

Kooxda Taliban oo la wareegtay magaalooyiin muhiim ah

Kooxda Taliban oo la wareegtay magaalooyiin muhiim ah 10 Luulyo 2021, 07:32 EAT Xigashada Sawirka, Reuters Askari ka mid ah ciidamada Afqanitan oo baaraya qof shacab ah kooxda Taliban ayaa qabsatay marinada waaweyn ee xadka ay la wadaagaan Iran iyo Turkmenistan kadib howlgalo balaaran oo ay ka wadeen waqooyiga Afghanistan, sida ay saraakiishu sheegeen. Taliban waxay sheegeen inay qabsadeen laba magaalo oo muhiim ah oo kala ah Islam Qala oo u dhaw Iran, iyo Torghundi oo ku taalla xuduud xudduuda...
Group The Taliban Quote Pictured Forces Afghanistan Mission The Taliban Officers The Taliban City Islam
Source: bbc.com

Jacob Zuma oo habeenkii ugu horreeyey xabsiga ku hoyday

Jacob Zuma oo habeenkii ugu horreeyey xabsiga ku hoyday 8 Luulyo 2021 Xigashada Sawirka, EPA Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa isu dhiibay booliiska si uu u bilaabo xukun xabsi ah oo ku saabsan quursiga maxkamadda. Waxaa loo kexeeyey xabsi ku dhow gurigiisa oo ku yaal gobolka KwaZulu-Natal goor dambe oo Arbacadii ah, sida ay sheegtay hayaddiisu. Booliska ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay xiraan 79 jirkaan haddii uusan isa soo dhiibin isla maalintaas. Mr Zuma ayaa toddob...
South Africa Eastern Cape A Office Quote Pictured Region Kwazulu Natal கிழக்கு கேப்
Source: bbc.com

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xulufo dhow ahaa oo khilaaf ka dhex qarxay

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xulufo dhow ahaa oo khilaaf ka dhex qarxay 8 Luulyo 2021 Amiir Maxamed Bin Salmaan iyo Amiir Maxamed bin Zayed al Nahyan Khilaafka iyo xiisada udhaxeysa dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraatka oo muddo dheer xulufo ku ahaa arrimaha gobolka Khaliijka, ayaa dhowaan soo shaac baxay.Halka xiisaddu ka bilaabatay ayaa ahayd shirkii OPEC ee toddobaadkan oo uu qabtay Ururka waddammada dhoofiya shidaalka iyo waddamada kale ee soo saara saliidda. Soo saarayaasha ugu waaweyn ee...
Saudi Arabia United States Mohamed Salman Council Cooperation Bank National Prince Mohamed Salman
Source: bbc.com

Wariye caan ah oo lagu toogtay bartamaha Amsterdam.

Wariye caan ah oo lagu toogtay bartamaha Amsterdam. 7 Luulyo 2021 Xigashada Sawirka, EPA Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si culus loo dhaawacay ka dib markii lagu toogtay waddo ku taal magaalada Amsterdam. Booliiska ayaa sheegay in weriye Peter R de Vries cisbitaalka loo qaaday asagoo ku jira xaalad adag ka dib markii fiidnimadii Talaadada lagu toogtay faras magaalaha Amsterdam. Warbaahinta qaranka ee NOS ayaa sheegtay in la soo weeraray ka dib markii uu ka soo...
Noord Holland Central Amsterdam Quote Pictured South Amsterdam Acting Prime Minister Finance
Source: bbc.com

Daalibaan: "Dhamaan ciidamada shisheeye waa in ay dalka ka baxaan xiligii loo qabtay"

Daalibaan: "Dhamaan ciidamada shisheeye waa in ay dalka ka baxaan xiligii loo qabtay" 7 Saacadood ka hor Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah raggan hubaysan ayaa ballan qaaday inay taageerayaan ciidanka Afghanistan si ay uga difaacaan Kabul Daliban Ciidan kasta oo shisheeye ah oo ka ka baxa dalka Afgaanistaan wixii ka dambeeya muddadii gaashaanbuurta Nato u qabatay ee bisha Sebtember wuxuu dalku halis ugu jiraa in ururka Daalibaan uu qabsado. Walwalkaan ayaa ku soo aadaya iyadoo ay jiraan warar s...
Saudi Arabia Alliance Saudi Arabia Union He Quote Pictured Kabul Operation Country English
Source: bbc.com

Stay Updated with Latest News

Get breaking news updates delivered to your inbox

Browse All News →

Guddiga Xaquuqul Insaanka Itoobiya iyo dowladda Abiy Axmed oo "ku kala aragti duwan" xaaladda Tigray

Guddiga Xaquuqul Insaanka Itoobiya iyo dowladda Abiy Axmed oo "ku kala aragti duwan" xaaladda Tigray 4 Luulyo 2021, 06:08 EAT Xigashada Sawirka, AFP Guddiga Xuquuqul Insaanka dalka Itoobiya ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin deg deg ah si loo xaqiijiyo badqabka dadka rayidka ahi ee ku nool waqooyiga gobolka Tigreeda, halkaasi oo colaad siddeed bilood socotay ay sababtay in boqolaal kun oo qof ay macluul ku habsato. Guddigani madaxa bannaan balse ay dowladda Itoobiya soo magacawday ayaa ku...
Committee Rights Human Ethiopia Officers United Nations Convention Council Security In United Nations Convention Committee Rights Human Council Security Quote Pictured
Source: bbc.com

Gobol shareecada Islaamka looga dhaqmo oo mamnuucay Boombalada bini'adanka loo eekeeysiiyay

Gobol shareecada Islaamka looga dhaqmo oo mamnuucay Boombalada biniadanka loo eekeeysiiyay 2 Luulyo 2021, 05:35 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Boombalada sida biniadamnka loo suureeyay ee dharka lagu xayeesiiyo gaar ahaan kuwa dumarka laga matalay ayaa waxaa laga mamnuucay gobol ku yaalla waqooyihga Nigeria ka dib marki ay maamulka sheegeen in ka soo horjeeddo shareecada Islaamka. Boombalooyinka noocyadaas oo kale ah ayaa "sidoo kale masuul ka ah fikradaha anshax darrada ah ee ka dhex dhac...
Mohamed Sharif Court Islamic Court Sharia Islam Region Sharia Islam Quote Pictured Sharia Islam
Source: bbc.com

Qaabka la yaabka leh ee loo soo badbaadiyay maroodi badda ku dhacay

Qaabka la yaabka leh ee loo soo badbaadiyay maroodi badda ku dhacay 1 Luulyo 2021, 05:37 EAT Xigashada Sawirka, AFP Xeebaha dalka Bangladesh laba maroodi oo habow ah oo badda maciin biday balse ku sigtay in ay ku dhintaan ayaa xargo lagu soo badbaadiyay kaddib markii muddo dhawr maalmood ah ay ku godoonsanaayeen xeebaha badda. Maroodiyadan oo ku noolaa gudaha dalka Myanmar ayaa ka lumay raxantii ay wada socdeen, kaddibna waxay u soo tallaabeen dhanka Bangladesh, iyagoo ka soo tallaabay wabiga ...
Quote Pictured Coast Sea
Source: bbc.com

Rakaab ka booday diyaaraddii uu saarnaa - BBC News Somali

Rakaab ka booday diyaaraddii uu saarnaa 6 Saacadood ka hor The incident occurred at Los Angles Airport on Friday Nin ayaa ka booday diyaarad ka sii kacaysa garoonka diyaaradaha ee magaalada Los Angeles, ka dib markii uu isku dayay inuu galo qolka diyaaradda laga haga. Ninkan oo aan la aqoonsan ayaa furay albaabka diyaaradda oo uga booday si deg-deg ah maalintii Jimcaha, Maamulka Duulista Federaalka Mareykanka (FAA) ayaa sidaas yidhi. Waxaa lagu xidhay waddada gaadiidka ee garoonka, waxaana loo ...
Administration Aviation Federal Agency It Quote Pictured Road Transport February News சாலை போக்குவரத்து
Source: bbc.com

Explore More Categories

World News India News Business Technology Sports Entertainment Health Science