📰 Quote Pictured News
Page 9 - Quote Pictured News Today
Fast, Ad-Free News Updates
Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Real-time updates on events, politics, business and more.
June 27, 2021
Wasiir isu casilay in uu gabadh shaqaalihiisa ka mid ah dhunkaday awgeed 8 Saacadood ka hor Matt Hancock oo ay dhinaciisa taagan tahay Gina Coladangelo (left) Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirka caafimaadka kadib markii uu ku xad gudbay joogtaynta kala fogaanta bulshada isaga oo dhunkaday mid ka mida haweenkii ay shaqo wadaagta ahaayen. Waraaq uu u diray raiisal wasaaraha ayuu ku sheegay in dawladu "ay qayb ka ahaato nafhurnimada dadka ee musiibadan ayna daacad ka ahaadaan ".Boris Joh...
June 26, 2021
Dilkiisii ayaa waxa uu horseeday dibadbaxyo waaweyn oo ka dhacay guud ahaan dunida.
June 26, 2021
"Inta aynu 7-da doorasho galeynay iyagu doorasho iska dhaafe waxaa loogu taag la'yahay in dad faro ku tiris ah oo dhowr boqol ah la so magacaabo oo ay doortaan madaxweyne iyo baarlamaan oo waad arkaysaan waxa ka dhacaya."
June 25, 2021
Sanadihii la soo dhaafay waxaa jiray dib isu abaabul ay Masar ka dhex wadday Afrika, gaar ahaan dalalka uu maro Webiga Nile.
June 15, 2021
Dambaska maydka ra'isal wasaarihii Japan ee waagii Dagaalkii Labaad ee dunida ayaa lagu saydhiyey badweynta Pacifiga markii la dilay ka dib sida ay muujiyeen dukumentyo Maraykan.
June 14, 2021
Shiinaha ayaa uga digay hoggaamiyeyaasha dalalka dhaqaalahoodu horumaray ee G7 in aanan la joogin xilliggii kooxo yar ay maamuli lahaayeen dunida
June 13, 2021
Vladimir Putin wuxuu kamid yahay hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan ee saameynta badan caalamka, waxaa la sheegay in noloshiisa ay tahay aadu gaar ah isla markaana uusan la kulmin dadka shisheeye in arrin laga maarmaan ah ay timaaddo mooyaane.
June 13, 2021
Ciidammada ammanka ee dalal badan ayaa xabsiga u taxaabay ku dhawaad 800 oo qof oo looga shakisanayhay kadib markii kumannaan kun oo qof lagu khiyaanay adeeg talefon oo ay bollisku farimahooda ku arki karaan iyagoon daremaynin.
June 10, 2021
Dayax madoobaadka ama qorrax modaabaadku wuxuu noqon karaa dhacdooyinka cireed kuwooda ugu cajiibsan. Waxaa jira sabab wanaagsan oo ah in laan dhan oo dalxiis ah ay soo ifbaxday si loogu adeego kuwa doonaya inay arkaan.
June 9, 2021
Dowladda Eritrea ayaa waxa ay dhiggeeda Mareykanka ku eedaysay colaadda haatan ka taagan gobolka Tigray ee waddanka Itoobiya.