Biggest News Aggregation in the World
📰 Quote Pictured News

Page 7 - Quote Pictured News Today

Fast, Ad-Free News Updates

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Real-time updates on events, politics, business and more.

Australia: Shirkad sheegtay in dharka ay soo saarto uu joojin karo Covid-19 oo la ganaaxay

Australia: Shirkad sheegtay in dharka ay soo saarto uu joojin karo Covid-19 oo la ganaaxay 24 Luulyo 2021, 05:22 EAT Xigashada Sawirka, LORNA JANE Shirkad laga leeyahay dalka Australia oo dharka jimicsiga iyo ciyaaraha iibisa ayaa lagu ganaaxay lacag gaaraysa £2.6m ka dib markii shirkaddaasi ay sheegtay in dharka ay soo saarto uu "baabiinayo" isla markaana joojinayo faafitaanka cudurka Covid-19. Shirkadda Lorna Jane ayaa sheegtay in dharkeeda loo adeegsaday "Tiknooloji aad u sarraysa" oo lagu ...
Company It Quote Pictured For The Company Australia Her One Hour நிறுவனம் அது
Source: bbc.com

Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka?

Hubka casriga ah: Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka? 24 Luulyo 2021, 07:11 EAT Waa la cusbooneysiiyay 24 Luulyo 2021, 13:27 EAT Xigashada Sawirka, SERGEI KARPUKHIN Maalintii Talaadada, taliska militariga Ruushka ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa madaxweyne Vladamir Putin ku daah furay diyaarad cusub oo nooceedu yahay Sukhoi, taasoo lagu magacaabay "Checkmate". Xogta ku saabsan naqshadda iyo awoodda diyaaraddan dagaal oo jiilka shanaad ah ayaa lagu so...
Quote Pictured Day Tuesday Airport New Plane New For The Company Monday Image
Source: bbc.com

Raj Kundra: Atariisho caan ah ninkeeda oo loo haysto filim anshax xumo ah

Raj Kundra: Atariisho caan ah ninkeeda oo loo haysto filim anshax xumo ah 24 Luulyo 2021, 09:06 EAT Waa la cusbooneysiiyay 24 Luulyo 2021, 13:27 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Qoraalka sawirka, Booliska ayaa sheegay in Raj Kundra uu "qorsheeye muhiim ah ka yahay" shirkad soo saarta filimada anshax xumada ah Maalimihii lasoo dhaafay waxaa warbaahinta iyo baraha bulshada qabsaday kiis ku saabsan mid ka mid ah ganacsatada ugu waaweyn dalka Hindiya oo lagu eedeeyay inuu sameeyo filimada ansha...
United Kingdom City Of Companies Apple Indiaa Office Police It Quote Pictured
Source: bbc.com

Colaadda Tigray: Madaxweyne Cagjar oo difaacay go'aanka uu ciidanka ugu diray dagaalka.

Colaadda Tigray: Madaxweyne Mustafe Cumar oo difaacay goaanka uu ciidanka ugu diray dagaalka 19 Luulyo 2021, 08:43 EAT Xigashada Sawirka, . Madaxweyne Mustafe Cagjar Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa waxaa uu sharraxaad ka bixiyay ciidamo ay dowladiisa u dirtay in ay ka qeyb qaataan dagaalka gobolka Tigray. Mustafe oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa sheegay in goaankooda uu ka dambeeyay kadib codsi uga yimid dowladda dhexe oo ku aadanaa in dow...
France General Addis Ababa Missy Omar Quote Pictured President Missy The Somalia Ethiopia Missy Omar
Source: bbc.com

Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay "War bixinta Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika"?

Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay "War bixinta Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika"? 18 Luulyo 2021, 08:33 EAT Xigashada Sawirka, AFP sawir hore midowga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay war bixin lagu baahiya baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya. War kasoo baxay xukuumadda Muqdisho ayaa lagu sheegay in gol...
Committee Evaluation Head Blank In Union Africa United Nations Unitede Union Africa Committee Evaluation Head Blank Somalia Operation Union Africa Union Africa Council Security In United Nations
Source: bbc.com

Stay Updated with Latest News

Get breaking news updates delivered to your inbox

Browse All News →

Jovenel Moïse: Sir kale oo laga helay calooshood u shaqeystayaashii dilay madaxweynaha Haiti

Jovenel Moïse: Sir kale oo laga helay calooshood u shaqeystayaashii dilay madaxweynaha Haiti 16 Luulyo 2021, 07:21 EAT Xigashada Sawirka, EPA Madaxweynaha dalka Kolombiya Iván Duque ayaa sheegay in qaar kamid ah dadka reer Colombia ee lagu tuhmayo dilkii madaxweynihii Haiti Jovenel Moïse ay "aqoon durugsan" u lahaayeen qorshaha dilka hogaamiyahaii Haiti. Mr Moïse ayaa toddobaadkii hore lagu dilay gurigiisa iyadoo sidoo kalana xaaskiisa la dhaawacay. Booliska Haiti waxay sheegeen in koox c...
Michel Martelly A Office Police Haiti It United Nations Convention Quote Pictured Haiti Moise
Source: bbc.com

Maxay yihiin magaalooyiinka qaddiimiga ah ee laga helay Puntland?

Maxay yihiin magaalooyiinka qaddiimiga ah ee laga helay Puntland? 14 Luulyo 2021, 07:36 EAT Xigashada Sawirka, . Saciid Shiidaad Xuseen Waxaa xalay magaalada Garowe lagu soo bandhigay Cilmi-baaris cusub oo lagu ogaaday magaalooyin qarniyo hore jiri jiray oo halkaasi ku yaalla. Bandhigan ayaa waxaa soo qabanqaabisay Xarunta Cilmi-baarista Puntland ee PDRC. Saddexdan magaalo oo qarniyo ka hor jiray ayaa laga heley gobolka Nugaal kuwaas oo lagu kala magacaabo Xundhurgaal, Xabgaal iyo Xananley. ...
Smith Hussein Quote Pictured Three City Region Tanker Central North North East
Source: bbc.com

Biriq dishay 16 qof oo sawirro iska qaadayay

Biriq dishay 16 qof oo sawirro iska qaadayay 13 Luulyo 2021, 05:28 EAT Xigashada Sawirka, NurPhoto Biriqda ayaa sanad walba dhowr qof ku disha Hindiya Jac ama biriq ayaa Axaddii ugu yaraan 16 qof ku dishay dhowr kalena ku dhaawacday magaalada Jaipur ee waqooyiga Hindiya ku taalla. Dhibbanayaasha ayaa xilli uu rob daayay sawirro isaga qaadayay daar dheer korkeeda oo ka tirsan 12th Century Amer Fort oo ah goob caan ku ah dalxiiska. Dhowr qof ayay sidoo kale biriq ku dishay gobollada Uttar Pradesh...
Quote Pictured India Hacktivists Prime Minister ப்ரைம் அமைச்சர்
Source: bbc.com

Xaaska madaxwaynihii hore ee Haiti oo ka sheekeysay qaabkii loo dilay Seygeeda

Xaaska madaxwaynihii hore ee Haiti oo ka sheekeysay qaabkii loo dilay Seygeeda 9 Saacadood ka hor Martine Moïse iyo xaaskiisa ( 2017) Haweeneyda dhaawaca ah ee ahayd xaaska madaxweynihii Haiti ayaa ka sheekeysay qaabkii ay seygeeda "rasaas" ugu fureen rag hubeysan oo soo weeraray ka dib markii ay ugu soo dhaceen gurigi ay deganaayeen. Martine Moïse waxay sheegtay in weerarku uu u dhacay si deg deg ah, seygeeda Jovenel - na uu awoodi waayey inuu xitaa "hal eray yiraahdo". Madaxweyne Moïse wa...
United States Timea Office Her Husband Quote Pictured President Moise Constitution Country News
Source: bbc.com

Doorashada Itoobiya: Abiy Ahmed oo ku guulaystay aqlabiyad wayn

Doorashada Itoobiya: Abiy Ahmed oo ku guulaystay aqlabiyad wayn 8 Saacadood ka hor Mr Abiy ayaa amaanay natiijada isagoo ku tilmaamay mid taariikhi ah Raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ku guulaystay aqlabiyad wayn oo uu ka helay doorashooyinka dalkaasi ee dibka loo dhigay, waxaa sidaasi Sabtidii sheegay guddiga doorashooyinka. Guddiga ayaa sheegay in xisbiga Mr Abiy ee Prosperity Party uu ku guulaystay 410 kursi oo ka mid ah 436 kursi ee loo tartamay, sidaasna uu ugu guulaystay...
Agency Rights Human Ethiopia Union Europe Program Food World In United Nations Option Ethiopia Ethiopian Ahmed Quote Pictured
Source: bbc.com

Explore More Categories

World News India News Business Technology Sports Entertainment Health Science