Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus? : vimarsana.com

Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus?


Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus?
4 Agoosto 2021, 10:55 EAT
Xigashada Sawirka, Reuters
Xiisadaha ka taagan Qudus ayaa cirka isku shareeray horraantii sanadkan
Maxkamadda ugu sarraysa Israa'iil ayaa waxa ay ka baaraandagaysaa kiis sharci oo muhiim ah oo ay ku lug leeyihiin Falastiiniyiin wajahaya inay lumiyaan guryahooda ku yaal magaalada Qudus oo ay ku nool muddo tobannaan sanadood ah.
Halka ay ku dambayn doonto xaaladda qoysaska aagga Sheekh Jarrah iyo kuwa kale oo loogu goodiyay in si khasab ah loogaga saari doono Bariga Qudus, ayaa waxa ay horseedday dibadbaxyo iyo iskudhacyo muddo todobaadyo ah socday.
Muranku muxuu salka ku hayaa?

Related Keywords

United States , Israel , Jordan , American , Palestinian , , Reuters , What The Palestinians , Quote Pictured , Organizations The Jews , Kingdom Jordan , People The Jews , Venice East , United Nations , Law General Israel , Permission Issue , For Example , ஒன்றுபட்டது மாநிலங்களில் , இஸ்ரேல் , ஜோர்டான் , அமெரிக்கன் , ப்யாலெஸ்டிநியந் , ராய்ட்டர்ஸ் , வெனிஸ் கிழக்கு , ஒன்றுபட்டது நாடுகள் , க்கு உதாரணமாக ,

© 2024 Vimarsana