Biden "Ma cafin doonno. Ma illaabi doonno. Waynu idin ugaarsan doonnaa"
Madaxweyne Joe Biden says ayaa sheegay in daad-gureynta ka socota garoonka Kabul ay sii socon doonto, kaddib qaraxyadii ay ku dhinteen 60-ka qof, oo ay ku jiraan 13 ciidamada Mareykanka ka tirsanaa.
Source: bbc.com