Wasiir isu casilay in uu gabadh shaqaalihiisa ka mid ah dhunkaday awgeed
Wasiir isu casilay in uu gabadh shaqaalihiisa ka mid ah dhunkaday awgeed 8 Saacadood ka hor Matt Hancock oo ay dhinaciisa taagan tahay Gina Coladangelo (left) Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirka caafimaadka kadib markii uu ku xad gudbay joogtaynta kala fogaanta bulshada isaga oo dhunkaday mid ka mida haweenkii ay shaqo wadaagta ahaayen. Waraaq uu u diray ra'iisal wasaaraha ayuu ku sheegay in dawladu "ay qayb ka ahaato nafhurnimada dadka ee musiibadan ayna daacad ka ahaadaan ".Boris Johnson wuxuu sheegay inuu ka xun yahay inuu helo iscasilaada. Agaasimihii hore Sajid Javid ayaa la xa...