Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Page 18 - Quote Pictured News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Quote Pictured Today - Breaking & Trending Today

Shiinaha: Lama joogo xilli kooxo yar ay dunidu maamulaan - Vimarsana News

Shiinaha: Lama joogo xilli kooxo yar ay dunidu maamulaan

Shiinaha ayaa uga digay hoggaamiyeyaasha dalalka dhaqaalahoodu horumaray ee G7 in aanan la joogin xilliggii kooxo yar ay maamuli lahaayeen dunida

Source: bbc.com
Wax ka ogow cuntada, jimicsiga iyo jiifka madaxweyne Putin - Vimarsana News

Wax ka ogow cuntada, jimicsiga iyo jiifka madaxweyne Putin

Vladimir Putin wuxuu kamid yahay hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan ee saameynta badan caalamka, waxaa la sheegay in noloshiisa ay tahay aadu gaar ah isla markaana uusan la kulmin dadka shisheeye in arrin laga maarmaan ah ay timaaddo mooyaane.

Source: bbc.com
Hakan Ayik: Ninka xuduudunta u ahaa xeeladda FBI-da ee basaasidda burcadda daroogada - Vimarsana News

Hakan Ayik: Ninka xuduudunta u ahaa xeeladda FBI-da ee basaasidda burcadda daroogada

Ciidammada ammanka ee dalal badan ayaa xabsiga u taxaabay ku dhawaad 800 oo qof oo looga shakisanayhay kadib markii kumannaan kun oo qof lagu khiyaanay adeeg talefon oo ay bollisku farimahooda ku arki karaan iyagoon daremaynin.

Source: bbc.com
Muxuu yahay qorrax madoobaadku? Imisa nooc ayuuse u qaybsamaa? - Vimarsana News

Muxuu yahay qorrax madoobaadku? Imisa nooc ayuuse u qaybsamaa?

Dayax madoobaadka ama qorrax modaabaadku wuxuu noqon karaa dhacdooyinka cireed kuwooda ugu cajiibsan. Waxaa jira sabab wanaagsan oo ah in laan dhan oo dalxiis ah ay soo ifbaxday si loogu adeego kuwa doonaya inay arkaan.

Source: bbc.com
Eritrea oo Mareykanka ku eedaysay inuu 'hurinayo' colaadda gobolka Tigray ee Itoobiya - Vimarsana News

Eritrea oo Mareykanka ku eedaysay inuu 'hurinayo' colaadda gobolka Tigray ee Itoobiya

Dowladda Eritrea ayaa waxa ay dhiggeeda Mareykanka ku eedaysay colaadda haatan ka taagan gobolka Tigray ee waddanka Itoobiya.

Source: bbc.com