Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Ship Hours News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Ship Hours. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Ship Hours Today - Breaking & Trending Today

Weerarkii Markabka Shidaalka: 'Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka' - Vimarsana News

Weerarkii Markabka Shidaalka: 'Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka'

Weerarkii Markabka Shidaalka: 'Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka' 7 Saacadood ka hor Ilaalada Ingiriiska ee maraakiibta ka ilaaliya in la weeraro Waxaa sii xoogeysanaya carada ka dhalatay weerarkii lagu qaaday markab shidaal oo dalalka reer Galbeedka ay ku eedeynayaan Iiraan, inkastoo ay Tehran iska fogeysay mas'uuliyaddiisa. Safiirro dhowr ah ayaa looga yeeray wasaaradaha Arrimaha Dibadda, halka ay isasoo tarayaan hanjabaadaha ku aaddan in jawaab laga bixin doono falkaas oo isbuucii las oo dhaafay ay diyaarad drone ah ku qarxisay markabka. Britain, Mareykanka iy...

Source: bbc.com