Afghanistan: Dhibkii iyo dhuumashadii aan kaga soo baxay madaarka Kabul
Shukria Barakzai maalintii 15 Ogost waxay u ahayd sida iska maalin Axad ah oo kale. Waa Saxafiyad iyo siyaasi caan ah oo hore u noqotay xildhibaan iyo safiir dalkeeda u fadhiya Norway oo markeeda hore ba waxay ahayd qof safar badan.
Source: bbc.com