Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Page 12 - Quote Pictured News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Quote Pictured Today - Breaking & Trending Today

Maraykanka oo darawalo ka dhoofsanaya Koonfur Afrika - Vimarsana News

Maraykanka oo darawalo ka dhoofsanaya Koonfur Afrika

Maraykanka oo darawalo ka dhoofsanaya Koonfur Afrika 4 Agoosto 2021, 10:00 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Darawal Koonfur Afrika Shirkadaha Maraykanka ayaa raadinaya wadayaasha gaadiidka masaafada dheer ama gaadiidka xamuulka, kadib darawalo yaraan soo food saartay dalkaasi. Maadaamaa wadayaasha Koonfur Afrika ay ku hadlaan Ingiriiska, waxaa aad u sahlanaan doonta in ay si dhaqsiyaha ah ku helaan shatiga wadista baabuurta. Iyada oo sanadihii lasoo dhaafay ay jirtay darawal yaraan, ayaa haddane waxaa xaalada uga sii daray cudurka Karoonaha oo xagal daaciyay hawshan culus ee socota. Int...

Source: bbc.com
Waxyaabo guriga kuu yaalla oo naftaada khatar gelin kara - Vimarsana News

Waxyaabo guriga kuu yaalla oo naftaada khatar gelin kara

Waxyaabo guriga kuu yaalla oo naftaada khatar gelin kara 4 Agoosto 2021, 07:58 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Halka aad ku nooshahay waa inay ahaataa meel ammaan ah marka loo eego goobaha kale. Taasina waa sababta loo hubiyo in gurigu ammaan yahay si loo ilaaliyo badqabka dadka ku nool. Laga soo bilaabo daaqadaha, albaabbada, derbiyada dhaadheer, xarkaha korontada, kaamirooyinka qarsoon ee CCTV iyo xitaa waardiyeyaasha. Si aan u ilaalinno nafteenna, waxaan inta badan ka fekernaa khatarta inay na soo weeraraan xayawaanno, tuugo amaba burcad, innaga oo mararka qaar dhayalsanna inay jiraan ...

Source: bbc.com
Related Topics:
Quote PicturedMost First
Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa isagoo ka jawaabaya codsiga shacabka - Vimarsana News

Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa isagoo ka jawaabaya codsiga shacabka

Madaxweyne kala diray baarlamanka dalkiisa, shaqadana ka eryay raysal wasaarihiisa isagoo ka jawaabaya codsiga shacabka 26 Luulyo 2021, 06:19 EAT Xigashada Sawirka, Reuters Dibadbaxayaasha magaalada Tunis Madaxweynaha Tunisia ayaa shaqada ka ceyriyay ra'isul wasaaraha, isla markaana kala diray baarlamaanka, kadib mudaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay guud ahaan wadanka. Kumannaan kun oo mudaaharaadayaal ah, oo ka careysan qaabka khaldan ee dowladda u maamushay xanuunka 'Covid-19', ayaa soo buux dhaafiyay waddooyinka waxayna isku dhaceen booliska. Madaxweyne Kais Saied ayaa ku dhawaaqay inuu...

Source: bbc.com
Nin hore ugu jeesjeesay tallaalka Covid 19 oo isla xanuunkii u dhintay - Vimarsana News

Nin hore ugu jeesjeesay tallaalka Covid 19 oo isla xanuunkii u dhintay

Coronavirus: Ninkii ku jeesjeesay tallaalka Covid-19 oo isla xanuunkii u dhintay 25 Luulyo 2021, 07:53 EAT Xigashada Sawirka, CBS Stephen Harmon ayaa loo diwaan geliyey in uu u dhintay Covid-19 Nin reer Kaliforniya ah oo ku jeesjeesay talaalka Covid-19 ee baraha bulshada ayaa dhintay kadib dagaal socday muddo bil ah oo uu kula jiray viruska. Stephen Harmon, oo xubin ka ahaa Hillsong megachurch, waxa uu si weyn uga soo horjeeday tallaalada, isagoo taxanayaal kaftan ah ka sameeyay inaanad qaadan tallaalka. "Waxaan helay 99 dhibaato laakiin tallaalku kama mid aha," 34 jirkaan ayaa bartiisa Twitt...

Source: bbc.com
Related Topics:
Quote PicturedBook Holy
Taalibaan: 'Haddii nabad la rabo madaxweynaha Afghanistan ha iscasilo' - Vimarsana News

Taalibaan: 'Haddii nabad la rabo madaxweynaha Afghanistan ha iscasilo'

Taalibaan: 'Haddii nabad la rabo madaxweynaha Afghanistan ha iscasilo' 25 Luulyo 2021, 05:55 EAT Xigashada Sawirka, REUTERS/Tatyana Makeyeva Qoraalka sawirka, Afhayeenka ururka Taalibaan Suhail Shaheen Ururka Taalibaan ayaa sheegay iney dooneyn talada dalka Afghanistan iney xoog ku marookistaan, waxayna carrabka ku dhufteen iney marnaba suuragalayn nabad dalkaasi ka hanaqaado ilaa dowlad ku meel gaar ah la dhiso madaxweyne Ashraf Ghani-na xilka laga qaado. Afhayeenka Ururka Taalibaan Suhail Shaheen oo wakaaladda wararka ee AP wareysi siiyey ayaa sharraxaad ka bixiyey mowqifka ururka Taalibaa...

Source: bbc.com