Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Page 13 - Quote Pictured News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Quote Pictured Today - Breaking & Trending Today

Australia: Shirkad sheegtay in dharka ay soo saarto uu joojin karo Covid-19 oo la ganaaxay - Vimarsana News

Australia: Shirkad sheegtay in dharka ay soo saarto uu joojin karo Covid-19 oo la ganaaxay

Australia: Shirkad sheegtay in dharka ay soo saarto uu joojin karo Covid-19 oo la ganaaxay 24 Luulyo 2021, 05:22 EAT Xigashada Sawirka, LORNA JANE Shirkad laga leeyahay dalka Australia oo dharka jimicsiga iyo ciyaaraha iibisa ayaa lagu ganaaxay lacag gaaraysa £2.6m ka dib markii shirkaddaasi ay sheegtay in dharka ay soo saarto uu "baabi'inayo" isla markaana joojinayo faafitaanka cudurka Covid-19. Shirkadda Lorna Jane ayaa sheegtay in dharkeeda loo adeegsaday "Tiknooloji aad u sarraysa" oo lagu magacaabo LJ Shield oo ka hortagaysa waxyaabaha jirrada dhaliya. Si kastaba ha ahaatee, xukun ka so...

Source: bbc.com
Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka? - Vimarsana News

Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka?

Hubka casriga ah: Maxay tahay diyaaradda uu Ruushka sameystay ee hurdada u diidday Mareykanka? 24 Luulyo 2021, 07:11 EAT Waa la cusbooneysiiyay 24 Luulyo 2021, 13:27 EAT Xigashada Sawirka, SERGEI KARPUKHIN Maalintii Talaadada, taliska militariga Ruushka ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa madaxweyne Vladamir Putin ku daah furay diyaarad cusub oo nooceedu yahay Sukhoi, taasoo lagu magacaabay "Checkmate". Xogta ku saabsan naqshadda iyo awoodda diyaaraddan dagaal oo jiilka shanaad ah ayaa lagu soo bandhigay xaflad ka dhacday duleedka magaalada Moscow. Khubarada ku xeel dheer diyaaradaha dagaalk...

Source: bbc.com
Raj Kundra: Atariisho caan ah ninkeeda oo loo haysto filim anshax xumo ah - Vimarsana News

Raj Kundra: Atariisho caan ah ninkeeda oo loo haysto filim anshax xumo ah

Raj Kundra: Atariisho caan ah ninkeeda oo loo haysto filim anshax xumo ah 24 Luulyo 2021, 09:06 EAT Waa la cusbooneysiiyay 24 Luulyo 2021, 13:27 EAT Xigashada Sawirka, Getty Images Qoraalka sawirka, Booliska ayaa sheegay in Raj Kundra uu "qorsheeye muhiim ah ka yahay" shirkad soo saarta filimada anshax xumada ah Maalimihii lasoo dhaafay waxaa warbaahinta iyo baraha bulshada qabsaday kiis ku saabsan mid ka mid ah ganacsatada ugu waaweyn dalka Hindiya oo lagu eedeeyay inuu sameeyo filimada anshax xumada ah. Raj Kundra, oo heysta dhalashada Britain, islamarkaana ah ninka qaba xiddigta Bollwoowk...

Source: bbc.com
Colaadda Tigray: Madaxweyne Cagjar oo difaacay go'aanka uu ciidanka ugu diray dagaalka. - Vimarsana News

Colaadda Tigray: Madaxweyne Cagjar oo difaacay go'aanka uu ciidanka ugu diray dagaalka.

Colaadda Tigray: Madaxweyne Mustafe Cumar oo difaacay go'aanka uu ciidanka ugu diray dagaalka 19 Luulyo 2021, 08:43 EAT Xigashada Sawirka, . Madaxweyne Mustafe Cagjar Madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa waxaa uu sharraxaad ka bixiyay ciidamo ay dowladiisa u dirtay in ay ka qeyb qaataan dagaalka gobolka Tigray. Mustafe oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa sheegay in go'aankooda uu ka dambeeyay kadib codsi uga yimid dowladda dhexe oo ku aadanaa in dowlad deegaannada dalka ay ka qeyb qaataan dagaalka looga soo horjeedo jabhadda TPLF. Waxaa uu intaa...

Source: bbc.com
Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay "War bixinta Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika"? - Vimarsana News

Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay "War bixinta Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika"?

Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay "War bixinta Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika"? 18 Luulyo 2021, 08:33 EAT Xigashada Sawirka, AFP sawir hore midowga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay war bixin lagu baahiya baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika, taasoo looga hadlay arrimo ku saabsan howlgalka AMISOM iyo xaaladda Soomaaliya. War kasoo baxay xukuumadda Muqdisho ayaa lagu sheegay in golaha Wasiirrada ay shir deg deg ah ka yeelanayaan arrintan, dhawaanna bayaan kasoo saari doonaan. Bal...

Source: bbc.com