Kooxda Taliban oo la wareegtay magaalooyiin muhiim ah
Kooxda Taliban oo la wareegtay magaalooyiin muhiim ah 10 Luulyo 2021, 07:32 EAT Xigashada Sawirka, Reuters Askari ka mid ah ciidamada Afqanitan oo baaraya qof shacab ah kooxda Taliban ayaa qabsatay marinada waaweyn ee xadka ay la wadaagaan Iran iyo Turkmenistan kadib howlgalo balaaran oo ay ka wadeen waqooyiga Afghanistan, sida ay saraakiishu sheegeen. Taliban waxay sheegeen inay qabsadeen laba magaalo oo muhiim ah oo kala ah Islam Qala oo u dhaw Iran, iyo Torghundi oo ku taalla xuduud xudduuda Afqanistaan Turkmenistan. Saraakiisha Afghanistan waxay qireen in lagala wareegay Islam Qala iyo To...