Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Page 2 - Quote Pictured News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Quote Pictured Today - Breaking & Trending Today

Macallin dugsigii wasiirka noqday iyo sababta uu TikTok Muusig u soo geliyo - Vimarsana News

Macallin dugsigii wasiirka noqday iyo sababta uu TikTok Muusig u soo geliyo

Maxaa u qorsheysan macallin dugsigii wasiirka noqday ee dhowaan is casilay?

Source: bbc.com
Afghanistan: 'Waalaashey oo 13 jir ka yar waxaa si khasab ah loogu guurnayaa dagaalame Taaliban ka tirsan' - Vimarsana News

Afghanistan: 'Waalaashey oo 13 jir ka yar waxaa si khasab ah loogu guurnayaa dagaalame Taaliban ka tirsan'

Ninkan ayaa sheegay inuu "boqolkiiba boqol hubo" in walaashiis lala tagi doono bisha soo socota taasina ay walbahaar weyn ku hayso.

Source: bbc.com
Aar Maanta - Fannaanka Soomaaliya dhex keenaya Minneapolis - Vimarsana News

Aar Maanta - Fannaanka Soomaaliya dhex keenaya Minneapolis

Sida Aar Maanta uu u barayaa carruurta Minneapolis inay ku heesaan Af -Soomaaliga iyo inay bartaan dhaqankooda.

Source: bbc.com
Paris St-Germain 2-0 Manchester City: Lionel Messi ayaa PSG u dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay - Vimarsana News

Paris St-Germain 2-0 Manchester City: Lionel Messi ayaa PSG u dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay

Lionel Messi ayaa kooxda Paris St-Germain si qurux badan ugu dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay xilli ay kooxda Manchester City ku garaaceen koobka Champions League.

Source: bbc.com
Mucjisada geela laga qoray buuraha Sucuudiga ku yaal - Vimarsana News

Mucjisada geela laga qoray buuraha Sucuudiga ku yaal

Sawirro geel laga qoray dhadhaabo buureed oo ku yaal Sucuudiga ayaa la qabaa in ay yihiin kuwa ugu da'da weyn ee sawirro aadame dhagaxaan ka qoro dunida ah, sida lagu sheegay daraasad soo baxday.

Source: bbc.com