Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Page 6 - Quote Pictured News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Quote Pictured Today - Breaking & Trending Today

Biden "Ma cafin doonno. Ma illaabi doonno. Waynu idin ugaarsan doonnaa" - Vimarsana News

Biden "Ma cafin doonno. Ma illaabi doonno. Waynu idin ugaarsan doonnaa"

Madaxweyne Joe Biden says ayaa sheegay in daad-gureynta ka socota garoonka Kabul ay sii socon doonto, kaddib qaraxyadii ay ku dhinteen 60-ka qof, oo ay ku jiraan 13 ciidamada Mareykanka ka tirsanaa.

Source: bbc.com
Dagaalka Soomaalida iyo Canfarta: "Al-Shabaab, Soomaaliya iyo Jabuuti baa nala dagaallamaya" - Vimarsana News

Dagaalka Soomaalida iyo Canfarta: "Al-Shabaab, Soomaaliya iyo Jabuuti baa nala dagaallamaya"

Gobolka Siti ee Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxaa ka socda dagaal uu dhiig ku daatay oo u dhaxeeya Canfarta iyo Soomaalida dalkaasi, waxaana lagu soo warramayaa in weli ay labada dhinac is horfadhiyaan.

Source: bbc.com
Sonkorta marka la joojiyo maskaxda maxaa ku dhacaya? - Vimarsana News

Sonkorta marka la joojiyo maskaxda maxaa ku dhacaya?

Sonkorta jirka faa'ido ayey u leedahay haddana waxay ku keentaa caafimaad darro aad u badan.

Source: bbc.com
Maxaa kala haysta Facebook, Twitter iyo Itoobiya? - Vimarsana News

Maxaa kala haysta Facebook, Twitter iyo Itoobiya?

Itoobiya ayaa sheegtay inay qorsheyneyso inay samaysato baro bulsheed u gaar ah ka dib markii ay ku eedeysay shirkadaha caalamiga ah sida Facebook in ay ka soo horjeedaan danaha dalkaas.

Source: bbc.com
Isbadalka ku yimid qaabka ay u shaqeyso warbaahinta Afqaanistaan - Vimarsana News

Isbadalka ku yimid qaabka ay u shaqeyso warbaahinta Afqaanistaan

Tan iyo intii ay Taliban la wareegeen dalka Afqaanistaan waxaa isbadal waxayaabo badan.

Source: bbc.com