Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Page 9 - Quote Pictured News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Quote Pictured Today - Breaking & Trending Today

Intee dhan tahay awoodda militari ee Taliban? - Vimarsana News

Intee dhan tahay awoodda militari ee Taliban?

Kooxda Talibaan ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ay guulo la taaban karo ka soo hoyinayeen dagaalka dalka Afqaanistaan.

Source: bbc.com
Hebatullah Akhundzada miyaa madaxweyne ka noqon doona dowladda Islaamiga ah ee Afgaanistaan? - Vimarsana News

Hebatullah Akhundzada miyaa madaxweyne ka noqon doona dowladda Islaamiga ah ee Afgaanistaan?

Hebatullah Akhundzada ayaa hoggaanka ururka Taalibaan ee Afgaanistaan la wareegay 26-kii May 2016, markaas oo golaha shuurada ee xaradaka ay xilkaasi u magacaabeen, si uu u badelo hogaamiyihii hore ee ururkaasi.

Source: bbc.com
Aragga ayuu la'yahay balse waa sawir qaade caan ah - Vimarsana News

Aragga ayuu la'yahay balse waa sawir qaade caan ah

Sawirqaade Cabdi aragga ayuu naafa ka yahay, sawirrada uu qaadana waxa uu uga qiyaas qaataa shanqarta ama codka dhagahiisa soo gaaraya taas oo u suuragelisay inuu qaado sawirro aan la maleysan karin.

Source: bbc.com
Dhallaankii ugu yaraa adduunka oo laga saaray isbitaal muddo lagu hayay - Vimarsana News

Dhallaankii ugu yaraa adduunka oo laga saaray isbitaal muddo lagu hayay

Dhaqaatiirta ayaa sheegaya in dedaal badan ay sameeyeen si gabadhaan yar loo badbaadiyo

Source: bbc.com
Maxaad ka taqaanaa 10-ka dal ee Afrika ugu horreeya dhanka nadaafadda? - Vimarsana News

Maxaad ka taqaanaa 10-ka dal ee Afrika ugu horreeya dhanka nadaafadda?

Hoggaamiyaasha dalalkaan ayaa intoda badan la sheegayaa in ay horseed u noqdeen barnaamjiyada xoogga lagu saaro ka shaqeynta nadaafadda.

Source: bbc.com