Weerarki 11-kii September: Maxaa dhacay maalintaa iyo maalinta xigtay
Weerarradi 2001-da lagu qaaday Mareykanka oo loo adeegsaday diyaaradaha waxay saameyn taban ku yeesheen jiilka hadda jooga.
Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.
Weerarradi 2001-da lagu qaaday Mareykanka oo loo adeegsaday diyaaradaha waxay saameyn taban ku yeesheen jiilka hadda jooga.
Xukuumadda Nigeria ayaa falkaas ku tilmaantay "fal dembiyeed caalami ah oo aad u foolxun oo uu ku kacay qaranka Indonesia".
Baraha ay bulshadu ku xiriirto iyo bogagga intarneedka waxaa aad looga hadal hayaa Guumeys caan ah oo dadku ugu daawasho tagi jireen beer ku taal bartamaha magaalada New York ee dalka Mareykanka oo Jimcihii dhawaa ku dhintay shil baabuur.
Dowladda Federaalka ee Itoobiya ayaa ka digtay suuragalnimada "in awoodeeda difaac oo dhan" ay kaga hortagi doonto falaagada ka dagaalanta gobolka Tigrey ee Waqooyiga dalkaasi, kadib markii dagaalyahanada mucaaaradka ay dhowaan hormar ka sameeyeen dagaalka ay kula jiraan ciidmada dowladda.
Dowladda Mareykanka ayaa mas'uuliyiin ka tirsan ururka Al-Shabaab oo uu ka mid yahay Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamiga ah.