Vimarsana
Biggest News Aggregation in the World

Page 11 - Quote Pictured News Today : Breaking News, Live Updates & Top Stories | Vimarsana

Stay updated with breaking news from Quote Pictured. Get real-time updates on events, politics, business, and more. Visit us for reliable news and exclusive interviews.

Top News In Quote Pictured Today - Breaking & Trending Today

Ra'iisalwasaare lagu dakhray caasimadda dalkiisa - Vimarsana News

Ra'iisalwasaare lagu dakhray caasimadda dalkiisa

Ra'iisalwasaaraha dal yar oo ku yaal Kariibiyaanka ayaa isbitaal la dhigay kaddib markii lagu dakhray dibadbax looga soo horjeeday tallaalka cudurka Covid-19.

Source: bbc.com
Ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarradii 11-kii Sebteembar oo diidan in Biden uu xuska sanadkan ka qeybgalo - Vimarsana News

Ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarradii 11-kii Sebteembar oo diidan in Biden uu xuska sanadkan ka qeybgalo

Ehelada dadkii ku waxyeeloobay weerarradii 11 -kii Sebteembar 2001 lagu qaaday Mareykanka ayaa ugu baaqay madaxweyne Joe Biden in uusan ka qeybgalin munaasabadaha xuska weerarkaasi ilaa iyo inta uu ka oggolaanayo in shacabka loo soo bandhigo xogta sirta ah eel aga hayo weerarkaasi.

Source: bbc.com
Rihanna oo haatan si rasmi ah u noqotay bilyaneer - Vimarsana News

Rihanna oo haatan si rasmi ah u noqotay bilyaneer

Xiddigtan Rihanna ah ayaa haatan ah haweenayda ugu qanisan haweenka heesa ee caalamka, sida lagu baahiyay wargeyska Forbes.

Source: bbc.com
Weerarkii Markabka Shidaalka: 'Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka' - Vimarsana News

Weerarkii Markabka Shidaalka: 'Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka'

Weerarkii Markabka Shidaalka: 'Khaladkii sirdoonka Iiraan ee lagu qarxiyay Markabkii shidaalka' 7 Saacadood ka hor Ilaalada Ingiriiska ee maraakiibta ka ilaaliya in la weeraro Waxaa sii xoogeysanaya carada ka dhalatay weerarkii lagu qaaday markab shidaal oo dalalka reer Galbeedka ay ku eedeynayaan Iiraan, inkastoo ay Tehran iska fogeysay mas'uuliyaddiisa. Safiirro dhowr ah ayaa looga yeeray wasaaradaha Arrimaha Dibadda, halka ay isasoo tarayaan hanjabaadaha ku aaddan in jawaab laga bixin doono falkaas oo isbuucii las oo dhaafay ay diyaarad drone ah ku qarxisay markabka. Britain, Mareykanka iy...

Source: bbc.com
Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus? - Vimarsana News

Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus?

Sheekh Jarrah: Maxay Falastiiniyiintu u luminayaan guryahooda Qudus? 4 Agoosto 2021, 10:55 EAT Xigashada Sawirka, Reuters Xiisadaha ka taagan Qudus ayaa cirka isku shareeray horraantii sanadkan Maxkamadda ugu sarraysa Israa'iil ayaa waxa ay ka baaraandagaysaa kiis sharci oo muhiim ah oo ay ku lug leeyihiin Falastiiniyiin wajahaya inay lumiyaan guryahooda ku yaal magaalada Qudus oo ay ku nool muddo tobannaan sanadood ah. Halka ay ku dambayn doonto xaaladda qoysaska aagga Sheekh Jarrah iyo kuwa kale oo loogu goodiyay in si khasab ah loogaga saari doono Bariga Qudus, ayaa waxa ay horseedday diba...

Source: bbc.com